Dhageyso Odayasha Puntland oo Sheegay in ay Hayaan Geelii uu ka Dhashay Dagaladii Bariga Mudug iyago Dhanka Galmudug ka Dalbaday in Gacanta loo soo Galiyo..

iyadoo mudooyinkii danbe ay colaado kasoo cusboonaadeen gobolka Mudug ayaa waxgaradka labada dhan ee Puntland iyo Galmudug waxay wadaan dadaalo lagu hakinayo colaadaasi iyagoo ka bilaabay dib u celinta geel lagu kala dhacay miyiga gobolka Mudug.

Nabadoon Raage Maxamuud Gaani oo kamid ah waxgaradka Puntland ee ku hawlanaa dib u celinta Geelashaasi ayaa sheegay inay meel wanaagssan wax u marayaan kaliyana ay sugyaan inta geella kale la keenayo.

Hadalka Nabadoonka ayaa kusoo aadaya xili xiisado colaadeed ay ka soo cusboonaadeen deegaano Dhaca Bariga Gobalka Mudug Halkasi oo Ay ka Dhaceen Dgaalo iyo Weeraro Goos goos ah

Hoos ka dhagayso Codka.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




> Mike Edwards Authentic Jersey 
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements