Dhageyso Qaabka ay u Dhici Doonto Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug iyo...

Dhageyso Qaabka ay u Dhici Doonto Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxda ka Qayb Gali doonta oo la Shaaciyay

0
SHARE

Maxamed Shiikh Axmed Maalin gudoomiyaha gudiga qaban qaabada xaflada caleema saarka madaxwaynaha galmudug ayaa sheegay in xaflada loo diyaariyay si heer saraa.

Waxa uu sheegay in xafladu ay dhacayso ugu dambayn 29 bishaan may ayna kasoo qayb gali doonaan madaxda  dawlada fadaraalka soomaaliya  iyo kuwa maamul gobaleedyada iyo wafuud kale.

Gudoomiyaha gudiga qaban qaabada xaflada caleema saarka madaxwaynaha galmudug Maxamed Shiikh Axmed Maalin ayaa sidoo kale sheegay in si wayn loo adkeeyay amniga guud ee magaalada cadaado gaar ahaan goobta xafladu ka dhacayso ayna sugayaan amniga ciidanka galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY