Dhageyso Qasaraha ka Dhashay Qaraxyo ka Dhacay Boosaaso , Sarakisha Puntland oo...

Dhageyso Qasaraha ka Dhashay Qaraxyo ka Dhacay Boosaaso , Sarakisha Puntland oo ka Hadlaya Dhimashada iyo Dhawaca inta la Xaqijiyay

0
SHARE

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Qarax khasaare geystay oo caawa ka dhacay Bartamaha Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ee Maamulka Puntlnad.

Qaraxan oo ahaa mid Ismaamiidin ah ayaa waxa uu si gaar ah uga dhacay nawaaxiga xarunta Dowladda Hoose ee Magaalada Boosaaso, sida ay soo sheegayaan wariyeyaasha halkaasi ku sugan.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari Gen. C/xakiin ayaa waxa uu sheegay Qaraxan in ay ku dhinteen ilaa 4 Qof, oo Labo ka mid ah ahaayeen Dhalinyaro, halka ay ku dhaawacmeen dad ku dhow 9 Qof.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY