Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo la hadlay warbaahinta ayaa beeniyay in ay jiraan Ciidamo ka tirsan Puntland oo aan qaadan Mushaar.
Madaxweynaha ayaa waxaa uu sheegay in ay xoogga saaraan sidii loo bixin lahaa Mushaarka Ciidamada Puntland ,Cabdiwali Maxamed Cali ayaa sidoo kale waxaa uu xusay in Ciidamada Puntland si weyn looga fakaro daryeelkooda.
Ciidamada Puntland ayaa inta badan cabasho xooggan waxaa ay ka muujiyaan Mushaar la’aan ay kala kulmaan maamulka uu hoggaamiyo Cabdiwali Gaas ,Ciidamada Puntland ayaa inta badan gadood waxa ay ka sameeyaan Magaalooyinka Garowe iyo Gaalkacyo.
Hoos ka Dhageyso Codka