Dhageyso Qudbadihii oo dhamaystiran Kulan Lagu tageryay madaxweynaha Cusub ee Galmudug oo...

Dhageyso Qudbadihii oo dhamaystiran Kulan Lagu tageryay madaxweynaha Cusub ee Galmudug oo Gaalkacyo lagu Qabtay, odayasha ,iyo Siyaasiyiinta Galmudug oo ka Qyab Galay

0
SHARE

Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug aya Waxa lagu Qabtay kulamo Muhiim ah oo lagu Tagerayay madaxweynaha Cusub ee Dowlad Gobaleedka Galmudug kulamadaasi oo ay ka soo Qyab Galeen odayaal , Siysaasiyin ,Bulshada Gaallkacyo iyo Sidoo kale Madaxda Gobalka Mduug Waxana ujeedka Kulankasi uu aha in taagero loogu Mujiyay Madaxweyena Cusub ee Galmudug mudane Xaaf

Munaasabad  lagu tageryaye xaaf ayaa lagu qabtay magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug
waxaana laga jeediyay munaasabadu intii ay socotay hadalo lagu dhiiri galinayay madaxwayne xaaf iyo dawlad gobaleedka galmudug

,Munaasabada ay ku soo Dhamaday Jawi Dagan Waxana Halkan aan idin kugu soo Gudbin Doona Qudbadiihii  Dhamaan Halkaasi laga Jeediyay

Halkan hoose Riix si aad Codka u Dhageysato 

LEAVE A REPLY