Dhageyso Qudbadii Musharax Axmed Ducaale Geele Xaaf uu ka Horjediyay maanta Barlamanka...

Dhageyso Qudbadii Musharax Axmed Ducaale Geele Xaaf uu ka Horjediyay maanta Barlamanka Galmudug taasi oo xiiso Badnayd

0
SHARE

Baarlamanka Maamulka Galmudug ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee Maamulkaasi waxay dhageystayn Khudbadaha Murashaxiinta Madaxweyne ee maamulkaasi oo gaaraya ilaa 3 murashax.

Murashax Xaaf Ducaale Geyle ayaa maanta ay baarlamanka ka hor Jeediyay waxyaabaha uu  qaban doonaan hadii la doorto iyo taariikh nolaleedkiisa

Inta badan Baarlamanka Maamulka Galmudug ayaa kulanka Xaadir ku ahaa waxaana laga filayaa in Maalinta arbacada ah ay doortaan Madaxweyne Cusub maadaama muddo Bilooyin ah Maamulkaasi uu ahaa madaxweyne la’aan kadib Markii uu is casilay  madaxweynihii hore C/kariin Xuseen Guuleed.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY