Dhageyso Qudbadii uu maanta Barlamanka ka Hor Jeediyay Musharax Axmed Shariif Cali...

Dhageyso Qudbadii uu maanta Barlamanka ka Hor Jeediyay Musharax Axmed Shariif Cali Hilowle Musharaxa Madaxweynaha Galmdug. iyo Waxa uu Qaban Doono Hadii la Doorto

0
SHARE

HM__Xafiiska Cadaado Barlamaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug aya Maanta bilaabay in ay Dhagystaan Qudbada Musharaxiinta u tartamaya Xilka Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Waxana Musharaxiinta qudbadahooda  laga Dhax Maqlayay  Hadalo uu midka kale uu ku shegayo in uu wax badan qaban dono hadii la doorto

Musharax   Axmed Shariif Cali Hilowle aya Aasna jeediyaya Qudbad Xasaasi ah oo barlmaanka intooda Badan ay u sacab tumeen waxana uu soo hadal qaaday arimo badan oo xiiso leh isagoona barlmanka galmudug ka codsaday in codka ay siiyan isla markana uu galmudug ku soo kordhin doono kala danbayn iyo  cadlaaad

Hoos ka Dhageyso Qudbada

LEAVE A REPLY