Dhageyso Ra,iisul Wasare Kheyre oo ku soo Labista Dareenka Ciidanka Malatariga Somaliya...

Dhageyso Ra,iisul Wasare Kheyre oo ku soo Labista Dareenka Ciidanka Malatariga Somaliya isagoo safar dag dag ah ku tagay xarumo Malatariga ay Dagan Yihiin

0
SHARE

Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta booqasho ku tagay Degaanka Balli-doogle oo ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose.

Xasan Cali Khayre, ayaa waxaa la socday xubno ka tirsan Wasiirada Xukuumadda, Xildhibaano ka tirsan Labada Gole iyo Saraakiisha Ciidamada, isaga oo halkaasi u tagay sidii uu u dhiiragelin laha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya.

R/wasaaraha oo khudbad u jeediyay Ciidamada ku sugan Degaanka Balli-doogle ayaa sheegay in Ciidamada uu salaan uga sido Madaxweynaha Soomaaliya, dhowaana Madaxweynaha uu soo booqan doono.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY