Dhageyso Sarakiisha Galmudug oo ka Hadlay Qaabkii ay u Soo Qabteen Gaari...

Dhageyso Sarakiisha Galmudug oo ka Hadlay Qaabkii ay u Soo Qabteen Gaari laga Soo Dhacay Wasirad ka Tirsan Maamulka Puntland,iyo Wasirada oo ka Hadashay sida Galmudug ay …

0
SHARE

Maamulka Galmudug ayaa Maanta gacanta ku dhigay Gaari ay leedahay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Haweenka Maamulka Puntland Farxiyo Yuusuf Xirsi oo uu ka soo dhacay Ninkii Darawalka u ahaa oo uu la soo galay Dhanka Galmudug.

Saraakiisha Amniga Puntland ayaa Gaarigii laga soo dhacay Wasiir Kuxigeenka Maanta ku wareejiyay Farxiyo Yuusuf Xirsi Wasiir Kuxigeenka Haweenka Puntland,waxaana Munaasabad Gaariga loogu wareejinayay wasiirka ay ka dhacday xarunta Taliska qeybta dhexe ee Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY