Dhageyso Sarakiisha Galmudug oo ka Hadlay Weerar ay soo Qadeen Ciidamada Puntland...

Dhageyso Sarakiisha Galmudug oo ka Hadlay Weerar ay soo Qadeen Ciidamada Puntland oo ka Dhacay Duledka Galkacyo , Qasaraha Dhimashada oo Gaaraya…

0
SHARE

Ciidan ka tirsan kuwa Puntland ayaa weerar ku qaaday Garoon ku badeed oo ku yaala Galbeedka Magaalada Gaalkacyo,Hal Qof aya ku Dhintay Weerarkaasi Waxna sidoo kale Weerarkaasi ku Dhaacmay  labo Qofood oo kale oo lagu shegay in ay ahaayeen haween ka soo jeeda dhanka galmudug

Weerarka Ciidankaasi ku qaadeen Garoonka kubadeed ee loo yaqaano godka halka ay ku dhaawacmeel

Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamada gobolka Mudug ee Galmudug Qeybta Gaashaanle Sare Maxamuud Cilmi Gulaafe  aya Sheegay in Weerarka lagu soo qaaday dhalinyaro reer galmduug isagoona shegay in ciidankaasi ay ku hubaysanayeen gadiid dagaal

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY