Dhageyso Shirka London Maxa Faaido ugu Jira Somalida , Madaxweyne Farmaajose iyo...

Dhageyso Shirka London Maxa Faaido ugu Jira Somalida , Madaxweyne Farmaajose iyo madaxda Mamul gobaledyada maxay la Shirtagayan

0
SHARE

Magaalada London  Waxaa ka furmaya Shir Caalami  ah oo looga hadlaayo Arimaha Soomaaliya ayaa maanta Magaaladaasi waxaa ka furmay Shir horudhac u ah Shirkaasi.

Shirka Maanta ka Furmay Magaalada London ayaa Waxaa  ka qeyb galay qurba joogta Soomaaliyeed ee  ka kala yimid dalalka Caalamka , xubno ka socday Ururada Bulshada rayidka ah iyo sidoo kale Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya  Waxaa inta badan Shirkaan diirada lagu saaray kaalinta qurba joogta Soomaaliyeed ay ku leeyihiin dib u dhigiska dalka.

 Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo danjiraha Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa Shirkaasi ka qeyb galay.
Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY