Dhageyso Taliyihii qeybta booliska G.Mudug oo kahadlay xilka qaadis lagu sameeyay

Dhageyso Taliyihii qeybta booliska G.Mudug oo kahadlay xilka qaadis lagu sameeyay

0
SHARE

Taliyihii qeybta booliska gobolka Mudug  Kornayl Cismaan Xasan Cowke (Afdalow), oo uwaramay Radio Hobyo ayaa si kulul uga hadlay sababtii uu uga tagay shaqadii iyo eedeyn kulul oo u jeediyay taliyaha ciidanka booliska Puntland General Ereg.

Waxaa Jira Muran iyo Jilaaf udhaxeeya Taliyihii qeybta booliska gobolka Mudug Kornayl Cismaan Xasan Cowke, taliyaha ciidanka booliska Puntland General Ereg. Iyo Madaxweynaha Puntland Waxaana arintaan aysalka ku haysaa mashruuc Malaga Fulinayo Halka looyaqaano Xero Siinaay oo kutaal Waqooyiga Gaalkacyo

Wariye Cabdi wali maxamed oo katirsan Radio Hobyo ayaa waraystay Taliyihii qeybta booliska gobolka Mudug ee Puntland Kornayl Cismaan Xasan Cowke

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY