Dhageyso Warar kale oo ku Soo Kordhay Xaalada Bariga gobalka Mudug ,oo...

Dhageyso Warar kale oo ku Soo Kordhay Xaalada Bariga gobalka Mudug ,oo ay ka Dhaceen Dagaalo ,Dhimashada labada dhinac oo Gaartay..

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo  Waxa la Xaqjiyay Dagaalo ka Dhacay bariga gobalka Mudug qasaraha ka dhashay dagaalkaasi kadib markii xoolo dhaqato ka soo jeeda dhanka galmudug oo hubaysan lagu soo qaaday weerar ay horkacayeen cidamo ka tirsan kuwa maamulka Puntland

Koonfurta magalada Gaalkacyo aya la keenay labo nin oo meyd ah kuwaasi oo ahaa Xoolo Dhaqato ka soo jeeda dhanka Galmudug laguna soo dilay dagaalkii ka dhacy degano  dhaca bariga gobalka mudug

Sidoo kale ilo Wareedyo lagu kalsoon yahay aya Hobyomedia. u sheagy in Waqooyiga Gaakacyo la keenay ku dhwaad 4 ruux oo meyd ah iyo 3 dhwac ah waxana la shegaya in ay ku jiraan dhawacyadaasi ciidamo ka tirsan kuwa puntland oo dagaalkii dhacay shalay ay waxyeelo ay ka soo gaartay

Hoos ka dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.