Dhageyso:- Wararkii Ugu Danbeyay Haweeney Lagu Gowracay Degmada…

Dhageyso:- Wararkii Ugu Danbeyay Haweeney Lagu Gowracay Degmada…

0
SHARE

Axmed Xuseen Afrax Gudoomiyaha Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe oo la hadlay Idaacadda Simba ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka warbixiyey dil habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmadaasi.

 waxuuna sheegay in gabar xaas ahayd Allaha u naxariistee xalay lagu gowracay degmada Mahadaay, waxuuna sheegay in gabadha la gowracay xalay saq dhexe gurigeeda loogu galay laguna gowracay.

gudoomiye Afrax ayaa waxa uu sheegay in aynan garaneen cida dilkaas geesatay ee gabadhaasi gowracay waxuuse sheegay in ay kaga shakisanyahiin Xarakada Al-Shabaab ,inkastoo maamulka degmada Mahadaay ay dilkaasi ku tuhmaayaan in ay geesteen  Al-Shabaab hadana ma jirto wax sheegayo ah oo ku saabsan dilkaasi oo ay sheegteen Al-Shabaab.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY