Dhageyso Wariyasha Hobyomedia oo ka Waramaya Dagaalka Maanta Dib uga Bilwoday bariga...

Dhageyso Wariyasha Hobyomedia oo ka Waramaya Dagaalka Maanta Dib uga Bilwoday bariga Gobalka Mudug ee u dhaxeya Xoolo dhaqatada Galmudug iyo Puntland, Ciidamada Puntland oo Dagaalka ku biiray

0
SHARE

HM__Xafiiska  Gaalkacyo Maleyshiyaad ka tirsan Maamulka Puntland ayaa Saakay So weeraray Dad Xoola Dhaqata ah OO ku Sugnaa Deeganka Sarjamaale Ee Bariga Gobolka Mudug

Inta la xaqiijiyay Labo Qof ayaa ku Dhimatay kuwaas oo ahaa Dad Xoolo Dhaqata ah oo ku sugaa Deeganka cali waal Oo ku dhow Deeganka Sarjamaale Ee Bariga Gobolka Mudug ,Waxana Jira Dhawacyo labada dhinac ah oo gaalkacyo la geyay

Warar Bene abuur ah oo ku saabsan Halka uu ka Dhacay Dagaalka aya lagu Baahiyay Website yada Wxana Wararkii ugu Danbeyay ee deganka an ka Helayno ay Shegayan in Ciidamo ka tirsan Kuwa Puntaldn ay dagaalkii maanta ka qayb galeen kuwaasi oo garab siinayay sida la soo shegayo xoolo dhaqatada Puntland

Si kastaba mudooyinki ugu Danbeyay ayaa waxaa Socday Dadaalo Lugu Doonayo In lugu Xaliyo dadka wada daga Deeganada Bariga Gobolka mudug Ee ka Soo kala Jeeda Galmudug iyo Puntland

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY