Dhageyso Wasiirada galmudug oo Yiri””Dagallka Miyiga Gobalka Mudug Dhax Maraya Xolo dhaqatada...

Dhageyso Wasiirada galmudug oo Yiri””Dagallka Miyiga Gobalka Mudug Dhax Maraya Xolo dhaqatada Galmdug iyo puntland anagu Ciidan uma Dirin ,Puntland Nabada hanagala Shaqeyan”

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo iyadoo Dhawaan Dagaalo Goos Goos ah  uu ka Dhacay Miyiga Gobalka Mudug kaasi oo u Dhaxeyaa Xoolo Dhaqto ka kala Soo Jeeda  Galmdug iyo Puntland aya Waxa dagaladaasi ka Dhashay Qasaaro kala duwan taasi oo keentay in madaxda galmudug ay ka Hadlaan sidii dagaladaasi loo Qaboojin lahaa

Dagaladan soo Cusboonaday aya Bilowday Kadib Markii labada dhinac sida la sheagy geel la kala dhacay waxana dagaalo goos goos ah ay ka dhaceen miyiga gobalka mudug degano labada dhinac ay wadagaan

Madaxda Galmudug aya Sheegay in galmudug aysan Wax Ciidan ah u Dirin Deganada laga Soo Shegayo Colaada ila Markana dhanka Puntland ay ka Dalbanayan sidii looga wada Shaqyan laha nabada isagoona shegay in hadii ciidan degankaasi loo diri ay keeni karto dhibaato saameyn wayn yeelan karta

Wasiirka dastuur iyo dib u hashiisiinta galmudug cismaan maxamed socdaal ayaa sheegay in galmudug ay aad kaga xuntahay xiisada kusoo laabatay bariga gobalka mudug.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY