DHAGEYSO:-Xiliga ayay dib u bilaabanayaan wada hadalada Galmudug iyo Ahlusuna oo la...

DHAGEYSO:-Xiliga ayay dib u bilaabanayaan wada hadalada Galmudug iyo Ahlusuna oo la shaaciyay

0
SHARE

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) ayaa sheegay in ay dib u bilaaban doonaan wada hadalada Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna.

Waxa uu sheegay in marka ay dhacdo Doorashada Madaxweynaha Galmudug ka dib ay si toos ah u bilaaban doonaan Wada hadalada Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna.

Madaxweyne Carabey ayaa sheegay in uu guul ku soo dhamaaday Safar shaqo oo uu ku joogay Magaalada Muqdisho.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY