DHAGEYSO XOG CUSUB: khilaaf xoog leh oo ka Dhex Bilowday Madaxyooyada Somaliya...

DHAGEYSO XOG CUSUB: khilaaf xoog leh oo ka Dhex Bilowday Madaxyooyada Somaliya Dhexdeeda

0
SHARE

Waxaa soo shaac baxay khilaaf weyn oo ka dhex qarxay Agaasimaha Madaxtooyada Villa Soomaaliya Abuukar Daahir Cismaan (Abuukar Baale) iyo ku xigeenkiisa, kaasoo laga yaabo inay ka dhalato is casilaad ku timaado Agaasimaha.

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Abuukar Daahir Cismaan (Abuukar Baalle) ayaa la sheegay inuu qarka u saaran yahay is-casilaad, kadib markii kacdoon kasoo wajahay shaqaalaha madaxtooyada.

Hoos  ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY