Dhageyso;Warbixin+ Galmudug oo Lagu Edeyey in Suusan Waxba Ka Qaban Hormarinta Gaalkcyo

Dhageyso;Warbixin+ Galmudug oo Lagu Edeyey in Suusan Waxba Ka Qaban Hormarinta Gaalkcyo

0
SHARE

Bulshada kunool dagmada Gaalkacyo Galmudug ayaa maanka ku hayay markii ladoortay Maamulka hada ka arimiya dagmada Gaalkacyo Waxayna Bulshadu Hami weynayeen in ay heli doonan badalka canshuurta laga qaado sida bilicda magaalada oo ay qayb ka yihiin dhismaha wadooyinka iyo iftiiminta magalada xiliga habeenkii waxaana  taa badalkeed shacabka magaalada ay aminsan yihiin in maamulkoodu uu kasoo bixiwayay in isbadalkii ay doonayeen in uu sameeyo

Maamulka uu hogaamiyo duqa dagmada Gaalkacyo xirsi yuusuf bare oo jirsaday  hal sano ayaa lagu dhaliilay in uusan waxqabad muuqada la imaan balse ay sii nusqaamayaan waxqabadkii maamulkii ka horeeyay ee uu horkacayay bile diini

Duqa dagmada gaalkacyo xirsi yuusuf bare ayaa Difaacay  in maamulkiisu shaqo gudasho la.aan aysan  jirin balse waxa uu qiray in dib udhac dhanka bilicda ah uu gaalkacyo ka jiro waxa uu farta kugoday halka ciladu ka jirto ee maamulkiisa ka Shaqeyn Wayay.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY