Dhageyso Ciidamada Liyuu Booliska Ethopia oo Dhibaato Wayn ka Wada Deegaanka Gilinsoor

Dhageyso Ciidamada Liyuu Booliska Ethopia oo Dhibaato Wayn ka Wada Deegaanka Gilinsoor

0
SHARE

Nabadoon Jaamac Nuur  oo ka mid ah waxgaardka Deegaanka Gilinsoor ee Gobalka Mudug ayaa sheegay in ay dhibaato badan ku haayaan Ciidamada New Police ee is maamulka Soomaalida Ethiopia.

Nabadoonka ayaa Sheegay in ay jirto hanjabaad jirdil iyo dhibaatooyin kale oo ay ku qabaan Ciidamada Is maamulka Soomaalida Ethiopia ee la yiraahdo New Police waxeyna Dowladda Soomaaliya iyo Galmudug ka codsadeyn in arintaasi la xaliyo.

Ugu danbeyntii odayaasha ayaa sheegay in ay jirto barakicin xoog leh oo ay wadaan ciidanka Ethiopia waxaana hore deegaankaasi kaga jiray Abaaro dadka iyo duunyada Saameeyay.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY