Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo la sheegay in ay Galmudug tagayaan

Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo la sheegay in ay Galmudug tagayaan

0
SHARE

Sida ay noo Xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug waxaa Maanta la filayaa Magaalada Cadaado in ay tagaan Wafdi ka socda Beesha Caalamka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya,

Wafdiga tagaya Magaalada Cadaado ayaa Goobjoog ka noqon doona Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo Berri oo Arbaco ah ka dhici doonta Magaalada Cadaado.

Saddex Musharax oo kala ah Prof. C/qaadir Maxamed Shirwac,Xaaf Ducaale Geelle iyo Axmed Shariif Cali Hilowle ayaa ku baratami doona Doorashada Madaxweyne ee Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug horay waxaa iskaga Casilay C/kariin Xuseen Guuleed oo Xilkaas hayay Mudo  ku dhow Labo Sano.

LEAVE A REPLY