War Dag Dag ah Daawo Sawirada -Madaxweynayaasha Puntland,Jubbaland, Michal Keating ,...

War Dag Dag ah Daawo Sawirada -Madaxweynayaasha Puntland,Jubbaland, Michal Keating , iyo Madaxweyne ku xigenka Hirshabeelle oo gaaray Cadaado

0
SHARE

Madaxweynayaasha Puntland,Jubbaland, Michal Keating , iyo Madaxweyne ku xigeynka Hirshabeelle oo gaaray Cadaado waxaana Socdaalkooda ku wehliya Xubno ka tirsan Golayaasha Maamuladaasi.

Wariyaha Idaacadda Kulmiye ee ku Sugan Magaalada cadaado ee xarunta KMG ah ee Maamulka Galmudug ayaa ku soo waramaya in goordhaw Magaaladaasi ay ka dagayn Madaxweynayaasha Maamulada Puntland C-wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweyne ku xigeynka Hirshabeelle Cali Guudlaawe iyo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arimaha Soomaaliya  Michal Keating iyo Wafdi la socda.

Madaxda manta gaaray Cadaado ayaa ka qeyb galaya xafladda Caleema Saarka Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Xaaf

Filow Codad iyo Sawiro Dherad ah Goordhaw

.

LEAVE A REPLY