War Dag Dag ah Dhageyso Doorashada Madaxweynaha Galmudug ee Maanta Waxa ku...

War Dag Dag ah Dhageyso Doorashada Madaxweynaha Galmudug ee Maanta Waxa ku soo Kodhay iyo Wariaasha Hobyomedia.com oo Soo Tabinaya Wararkii Ugu Danbeyay

0
SHARE

Xarunta Madaxtooyada Galmudug  aya Waxa ka Socda Dhaq Dhaqaaqii Ugu Danbeyay Waxana Goor dhaw la Filaya in Musharaxiinta iyo Sidoo kale  Barlamanka iyo Wafuud kale ay Soo Garaan Xarunta Madaxtooyada Galmudug .

Wariyaasha Hobyomedia .com   oo ku Sugan Magaalada Cadaado aya Soo Tabinaya Wararkii Ugu Danbeyay ee Doorashada Galmudug iyo Wafuuda Ku Sugan magalada Cadado .

Cali Nuu Cayn oo ka Tirsan Bahda Warbaahinta Hobyomedia.com aya Ka Waramaya  Wararkii Ugu Danbeyay ee ku soo Dhacay Xafiiska Warqabadka Warbaahinta Hobyomedia.com ee Cadaado , Qaabka ay Wax u Socdaan , Kulamo Hoose oo Xly ay Yeesheen Barlamanka Galmdug iyo Musharaxiinta , iyo Sidoo kale Doorashada Qaabka loo qorsheyyay in ay wax ku Bilowdaan

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY