War Dag Dag ah Wafiga Madaxweynaha Galmudug Axmad Ducaale Gelle...

War Dag Dag ah Wafiga Madaxweynaha Galmudug Axmad Ducaale Gelle Xaaf oo Goordhaw ka Duulay London kuna Sii Jeeda ..

0
SHARE

HM__Xafiiska London  Madaxweynaha Dowlad Gobaleeda Galmudug Axmad Ducaale Gelle Xaaf iyo Wafdi uu Horkacayo uu Dhawaan ku sugna Magaalda London kana Qayb Galay Shirkii Somalida arimahooda looga Hadlayay Ayaa Gordhaw ka Duulay Garoonka Diyradaha London Waxana wafdiga Madaxweynaha garoonka Diyradaha ku sii Sagootiyay Xubno ka Mida  Jaaliyada Galmudug ee uk, iyadoona Masuul ka mida Jaaliyada Galmudug ay Goordhaw Hobyomedia.com u xaqijiyeen in wafdiga Madaxweyen Xaaf ay london isaga anbabaxeeen.

Wafdiga Madaxweynaha Galmudug aya Waxa ay ku sii jeedan Deganada Galmduug Waxana intii ay ku sugnaayeen lodon ay ka Qayb Galeen Shirar kala duwan oo intooda badan looga Hadlayay arimaha Soomaliya Waxan Sidoo kale Xaflado soo dhawayn ah wafdiga loogu qabtay maga;ada london

Waa Safarkii ugu Horeyay oo Madaxweyne Xaaf isagoo xil madaxweyne haya  uu ku yimado Wadanka Uk Waxana arintan ay ku soo beegantay kadib markii dhawaan Barlmaanka Galmudug ay doorteen madaxweynaha cusub ee galmudug  axmad ducaale gelle xaaf kaasi uu badalay madaxweynihii Hore ee Galmudug Cabdi kariin Xuseen Gulled kaasi oo iska casilay xilkii uu hayay arimo la xiriira caafimaad

Gordhaw filo Faah  Waraysiyo iyo Faahino Dheeraad ah 

LEAVE A REPLY