War Dag Dag Dhageyso ,Madaxweynaha Galmudug oo Goordhaw la Doortay laguna Dhawaqay

War Dag Dag Dhageyso ,Madaxweynaha Galmudug oo Goordhaw la Doortay laguna Dhawaqay

0
SHARE

HM_Xafiiska Cadado Barlamaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug aya Maanta Doortay Madaxweynaha Dowlad Gobaledka Galmudug Mudane axmad  Ducaale Xaaf kadib Doorasho goordhaw lagu soo Gaban Gabeyay Magaalada Cadaado ee Xarunta Dowlad Gobaledka Galmudug .

Xilka Madaxweynaha Galmudug aya Waxa ku loolamayay Sadax Musahrax ,iyadoona Wareegii 1aad uu ku haray Musahrax Prof Shirwac halka Wareega Labaadna ay u soo Gudbeen Labada Musharaxa oo kala ah Axmad Shariif cali hilowle iyo Sidoo kale Axmad Ducaale Gelle Xaaf

Tirada Codad Wareega 2aad aya Wax ku soo baxay  Madaxweynaha Galmudug Mudane axmad  Ducaale Xaaf

Gudiga Doorashada Galmudug aya ku Dhawaqay in Mudane axmad  Ducaale Xaaf uu yahay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka galmudug iyagoona sidoo kale Shegay Natiijada lagu Kala Haray

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY