daawo Muuqaal : Daacish oo Diyaarado macmal ah Kaamero ku soo rakibtay...

daawo Muuqaal : Daacish oo Diyaarado macmal ah Kaamero ku soo rakibtay iyo sidii loo soo qabtay !

0
SHARE

Dagaalahanada Daacish gaar ahaan kuwooda ka dagaalamaya waqooyiga dalka Ciraaq iyo nawaagixa magaalada Mossul ayaa waxa ay bilaabeen kaarto cusub kuwaas oo Kaamero ku soo rakibtay Diyaarado Macmal ah .

Ciidamada Milatariga dalka Ciraaq ayaa gacanta ku soo dhigay Diyaarado ay Kaamero ku rakiban yihiin kuwaas oo wax u basaasi jiray ururka Daacish .

Diyaaradahaan oo Drones ah ayaa kooxda Daacish waxeey u adeegsataa inay ku ogaadaan tirada ciidamada iyo Tiknikada ku soo wajahan , waxeeyna mararka qaar ku soo rakibaan Qaraxyo .

LEAVE A REPLY