Daawo Jaaliyada Soomaliyeed ee Sweden iyo Dabaal Daga Ciida

Daawo Jaaliyada Soomaliyeed ee Sweden iyo Dabaal Daga Ciida

0
SHARE

HM“ Maalmo ‘ Waxaa Maanta Dadweyne fara badan u dareeren goobo loo cayimay Dadka Muslimiinta ah ku soo tukadaan salaadii ciidul Fidriga,Ayaa waxaa soo xaadiray dad aad u faro badan.oo ka kala yimid qaybaha kala duwan ee bulshada Xarunta Islamiska kultur Center ee Vänersborg ayaa Waxa aye ugu baa qeen dhamaan Muslimiinta kunool Magalada Vänersborg in 1da bisha shawaa taasoo ku beegan 25ka jun ee 2017 ay tahay Ciidul Fidriga.

Dhalinyarada & Odayasha magaalada ayaa intooda badan ku lebisnaa dhar aad u qurux badan oo ay ugu talo galeen munaasabada ciida iney ku soo dhoweeyaan, Sidoo kale maamulka sare ee islamiska kultur center ee vänersborg ayaa Salaadda kadib waxay caruurta u kaxeeyeen Goob loogu talagalay in Lagu ciyaarsiyo Caruurta si Caruurta loo dareensiiyo Qiimaha ay leedahay maalinta Ciidul Fidriga Maadaama caruurtaasi ay yihiin kuwo Aad u faraxasan

Sidoo kale waxan Boqanay Goobo ganacsi oo ay ka mid tahaya Midnimo Food mar aan la kulmaya milkilaha midnimo Food Yuusuf Mahamuud waxa uu inoo sheegay in ay manta magaaladu si farxadi ay ku jirto loo ga ciiday magalada Vänersborg,

FG, Sawirada Waxaa Magaalada Vänersborg Nooga soo diray Abuukar Maxamed Maxamuud (abukar Gaab) oo ah Wariye kamid ah bahada saxaafada somaliyed ee dagan magalada Vänersborg ee dalka sewen,













LEAVE A REPLY