Daawo Maraakiib dagaal & ciidamo hor leh oo soo gaaray xeebaha...

Daawo Maraakiib dagaal & ciidamo hor leh oo soo gaaray xeebaha Somalia

0
SHARE

Talyaaniga ayaa ciidamo gaar ah u soo diray dalka Soomaaliya xeebaha Somalia kuwaasoo ku sugan xeebaha degaanada Puntland.

Ciidamadan oo wata Maraakiib dagaal iyo dayuuradaha loo yaqaano Helicopterka ayaa loogu talo galay iney qeyb ka noqdaan kuwa caalamiga ah ee la dagaalama kooxaha Burcad badeeda Soomaalida.

Xeebaha Soomaaliya waxaa horey ugu sugnaa Ciidamo iyo Maraakiib kale oo ka socda dowladdaha midowga Yurub.

Bilihii la soo dhaafay ayaa burcad badeeda Soomaalida ay soo laba kacleeyeen iyagoo dhowr Markab iyo doonyo ka afduubtay xeebaha Puntland.





e

LEAVE A REPLY