Daawo RW Kheyre oo Kulan ay udhan yihiin Beelaha Soomaaliyeed ka jeediyay...

Daawo RW Kheyre oo Kulan ay udhan yihiin Beelaha Soomaaliyeed ka jeediyay Khudbad Qiiro leh”Shacabka Gaalkacyo ee Labada Dhinac isma Nebca “”

0
SHARE

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey ergooyinka ka qeyb galaya Shirweynaha Wadatashiga qaran ee hannaanka dib-u-heshiinta oo soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta, kaas ay ka soo qeyb galeen dad weyne isaga kala yimid gobollada dalka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo in shirkaan uu noqdo mid u horseeda horumar dhamaan shacabka ku nool Jamhuuriyadda Soomaaliya oo sanado badan ay haysteen dhibaatooyin kala duwan, isla markaana loo baahan yahay in la joogteeyo dib-u-heshiisiinta. Waxana Qudbadiisa uu ra,iisul Wasaraha ku soo Hadal Qaday xurgufta Mar walba Dhax Marta Shacabka gaalkacyo ee galmdug iyo puntland waxana uu tilmamaay in shacabka aysan isnecbeen

Halkan Hoose ka Daawo Muqaalka 

LEAVE A REPLY