Daawo Sawirada Wafdi uu Horkacayo Madaxweynaha Galmudug Ahmed Ducale Gelle Xaaf oo...

Daawo Sawirada Wafdi uu Horkacayo Madaxweynaha Galmudug Ahmed Ducale Gelle Xaaf oo Maanta Lagu Soo Dhaweyay Magaalada Cabudwaaq

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele (Xaaf ) ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Cabudwaaq ee waqooyiga gobolka galgaduud

Madaxweynaha ayaa safarkiisa Cabudwaq uu ku yimid waxaa uu yahay Safarkiisii uvu horeeyay ee uu ku tago Intii la doortay Degmo ka tirsan Galmudug.

Madaxweynaha ayaa ujeedka safarkiisu yahay nabadeen madaama maalmihii igu dambeeyay Cabudwaq ayka dhacayeen falal xun Laguna laayay dad masaakiin ah oo soomana

Ammaanka Magaalada Caabudwaaq Ee Waqooyiga Gobolka Galmudug ayaa si weyn loo adkeeyay

LEAVE A REPLY