Daawo Wasiirka Arimaha Gudaha somaliya oo soo Gaaray Gaalkacyo si uu wax...

Daawo Wasiirka Arimaha Gudaha somaliya oo soo Gaaray Gaalkacyo si uu wax uga Ogaado Heshiiska Galmudug iyo Puntland

0
SHARE
Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladda Fadraalka Somaliya ayaa manta soo gaaray Magalada Gaalkcyo ee Xarunta Gobolka Mudug Wasiirka ayaa Garoonka Diyaaradaha wax Ku soo Dhaweyey Wasiiro iyo Mamulada Gobolka Galmudug iyo Galmudug iyo Sidokale Sarakiil Ciidan Waxaana Loo Soo Galbiyay Kunfurta Magalada Gaalkacyo Ee Galmudug Halkaasi oo Si Rasmi ah wasiirka Iyo Xunaha Ka Socoday Maamulka Puntland Afur Loogu Sameyey
Wasiirada Arimaha Gudaha Cabdi Farax Jux, Ayaa inta uu ku Suganyahay Waqoyiga iyo Kunfurta Magalada Gaalkcyo Wax uu La Kulami donaa Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka Mudug ee Galmudug iyo Puntland
wax uuna kala Hadali Donaa Sidii loo Dhaqan Galin Lahaa Qodobadii ka Soo Baxay Heshiskii Ay Gaalkacyo ku Gareen Xunaha Kala Matalayay Mamaulada Galmudug iyo Puntland.
Halkaan ka Daawo sawirada

LEAVE A REPLY