(Dhagayso) Ciidamada Galmudug oo Duulaan ku ah Al Shabaab

(Dhagayso) Ciidamada Galmudug oo Duulaan ku ah Al Shabaab

0
SHARE

Wasiirka Amniga Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taar-Dhuleed) oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamada Galmudug ay Galiyeen heygan Buuxa ayna udiyaar garoobeen Dagaal ka dhan ah kooxda al shabaab

taar-Dhuleed waxa uu sheegay in dadka kunool Dagmada Xarardheere iyo deegaano kale ay dhibaato kuhayaan kooxda al shabaab ,Ciidamada ayaa wasiirku sheegay in hada ay kusugan yihiin meelo aan ka fogeen Dagmooyinka ay gacanta kuhayaan al shabaab islamarkaana ay dhawaan ku qaadi doonaan Weerar

Wasiirka Amniga Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taar-Dhuleed) ayaa sheegay in Ciidamada Galmudug ay kaashan doonaan shacabka deegaanka si al shabaab looga Xoreeyo Meelaha ay Gacanta Kuhayaan

Hoos Ka Dhagayso

LEAVE A REPLY