DHAGAYSO: DFS oo Ciidamo Militeri ah udirtay Xudur si ay Roobow uga...

DHAGAYSO: DFS oo Ciidamo Militeri ah udirtay Xudur si ay Roobow uga bad-baadiyaan Shabaab ,Xiisad dagaal oo taagan

0
SHARE

Ciidamada Dowladda Somaliya, ayaa u dhaqaaqay halka uu Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) kaga sugan yahay Gobolka Bakool, si ay uga soo badbaadiyan gacanta Ururka Al Shabaab.

Ciidamada Dowladda, ayaa waxaa la sheegay inay maanta gaareen Deegaanka Baano oo qiyaastii 8km u jirta Deegaanka Abal, oo ah halka uu ku sugan yahay Mukhtaar Roobow Cali.

Ciidamada Dowladda, ayaa waxaa uu ujeedkoodu yahay in Mukhtaar Roobow Cali ka badbaadiyan maleeshiyada Ururka Al Shabaab, oo sida la sheegay hareereeyay halka uu ninkaasi kaga sugan yahay

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY