DHAGAYSO: Noloshada Soomaalida & Muslimka Canada oo Maanta Halis ku jirta (SABABTA)

DHAGAYSO: Noloshada Soomaalida & Muslimka Canada oo Maanta Halis ku jirta (SABABTA)

0
SHARE

Noloshada Dadka Muslimiinta ah oo ay Soomaalidu ugu horeyso ayaa la sheegay iney halis ku jirto maalmaha dabaal dega ciidul Fitriga qeybo kamid ah dalka Canada.

Bayaan kasoo baxay dowladda Canada ayaa lagu sheegay in Jabhad hubeysan oo ay sameeysteen xagjir cadaanka Kanada kana soo horjeedo Muslimiinta looga dhawaaqay  gobolka Alberta oo ah mid ka labaad ee Soomaalida ugu badan ee Kanada ay ku noolyihiin, marka laga tago gobolka Ontario.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY