DHAGAYSO Waraysi Murugo Badan oo lala Yeeshay Hooyada Dhashay Gabdhihii Walaalaha ahaa...

DHAGAYSO Waraysi Murugo Badan oo lala Yeeshay Hooyada Dhashay Gabdhihii Walaalaha ahaa ee lagu laayay Pizza House

0
SHARE

HM_Muqdisho > Tani waxa ay ahayd MalainMurugo Hooyo Sahra Macalin Cabdi oo ah hooyadada dhashey 3 gabdhood oo labo ka mid ah ah ku dhinteen, midna ay uga dhaawacantey, weerarkii Pizza House ee habeenimadii Isniinta ina soo dhaaftey ka dhacay Muqdisho ayaa Bixisay Wareysi qiiro leh.

Hooyadan ayaa sheegtay sineysan cabiri karin dareenkeeda maadaamaay weyday habeen kaliya laba caruur ay ku soo koreysey agoonimo, midna ay dhaawac la jiifto . Sidoo kale Waxa ay  ka  warantey, sida gabadhaheeda ay ugu dhinteen Weerarkaasi Alshabab ay geysteen, iyo sidoo kale hadaladii ugu dambeeyey ee ay is yiraahdeen.

Hoos Riix Si aad Codka u Dhageysato

LEAVE A REPLY