Dhagayso Xog Faah Fahino Cusub :Dawlada Soomaaliya Oo Ka Hadashay Qaabka Uu...

Dhagayso Xog Faah Fahino Cusub :Dawlada Soomaaliya Oo Ka Hadashay Qaabka Uu Isku Soo Dhiibay Taliyii Alshabaab Ee Gobalka Mudug

0
SHARE

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in sarkaal ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab uu isku soo dhiibay ciidamada dawladda  Somaliya 

Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ayaa bartiisa twitter-ka ku sheegay in sarkaalka isa soo dhiibay uu Al-Shabaab uga hawlgeli jiray gobolka Mudug. ,Dawladda ayaa sarkaalka magaciisa ku sheegtay Bishaar Muumin Faarax.  

Taliyaha Guutada 52-aad ee ciidamada Somalia Jeneraal Maxamed Axmed Tereedisho ayaa  xaqiijiyey isa soo dhiibista sargaalkaan, waxaana uu sheegay in sarkaalkan uu watay laba qori oo AK 47 iyo rasaas badan

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY