Dhageyso Beesha Calamka oo ka Hadashay Sababta Mar walba Galmudug iyo Puntland...

Dhageyso Beesha Calamka oo ka Hadashay Sababta Mar walba Galmudug iyo Puntland ay ugu Dagalaman Gobalka Mudug iyo Heshiiskii Labada dhinac ay wada Gareen

0
SHARE

Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay Cadaado ku gaareen Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug, C/wali Maxamed Cali Gaas iyo Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

“Beesha Caalamka waxay soo dhoweyneysaa Heshiiska Nabadeed ay gaareen labada Madaxweyne waxaana loo baahanyahay labada dhinac in ay meel mariyaan heshiiskaas, anagana waxaan ka shaqeyneynaa in aan qeybteena ka qaadano heshiiskaas islamarkaan dhiira galino” ayuu yiri Keating.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY