Dhageyso Ciidamada Dowlada Soomaliya oo Goor Dhaw la Wareegay Deganka …

Dhageyso Ciidamada Dowlada Soomaliya oo Goor Dhaw la Wareegay Deganka …

0
SHARE

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dagaal kula waregay fariisimo ururka Al-shabaab ay ku lahaayeen degaano ka tirsan gobolka Gedo.

Dagaalkan dhexmaray Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ururka Al-shabaab ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee ku sugan gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegeen dagaalkaasi in ay kula wareegeen fariisimo Shabaab ay lahaayeen iyo Agab Millitari.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY