DHAGEYSO: Cudur Halis Ah Oo Kusii Faafaya Deegaannada Somaliland

DHAGEYSO: Cudur Halis Ah Oo Kusii Faafaya Deegaannada Somaliland

0
SHARE

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Maamulka Soomaaliland ayaa ka hadlay Cudur Halis ah oo Maalmihii la soo dhaafay ka dilaacay qeybo kamid ah Gobolada Maamulka Soomaaliland.

Qaar kamid ah Golaha Wakiilada Maamulka Soomaaliland oo Saxaafada kula hadlayay Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegeen in ay horay dhibaato ugu qabeen abaar ka dilaacday deegaanada Soomaaliland balse xiligaan taasi ay dhamaatay inta badana uu roobkii Guga uu ka Da’ay Gobolada Soomaaliland caqabada haatan taagana ay tahay Cudurkan

Waxa ay sheegeen in ay yihiin dowlad dhisan iyo Shacab garab taagan,islamarkaana loo baahan yahay in la sameeyo Gurmadyo dhinac walbo leh inta uusan u faafin Gobolada kale

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY