DHAGEYSO: Faahino Cusub Xubno looga shakisan yahay Shabaab oo lagu qabtay Galmudug

DHAGEYSO: Faahino Cusub Xubno looga shakisan yahay Shabaab oo lagu qabtay Galmudug

0
SHARE

HM__Xafiiska Cadaado Howlgal ay sameeyeen Ciidamada ammaanka magaalada Cadaado ayaa waxaa lagu soo qabtay dad tiradooda ay gaareyso  in ka  badan 90 ruux, kuwaasi oo sida uu maamulka sheegay ay ku jiraan xubno looga shaksan yahay Shabaab.

Guddoomiyaha degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud C/laahi Maxamed Tootoole ayaa sheegay Howlgalka in ay ku soo qabteen dad gaaraya90 ruux, hadana ay ku hayaan baaritaano.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY