Dhageyso Gudoomiyaha Gobalka Galgaduud ee Galmudug “”Dagalo Beledyada Socda Dhimashada Waxay Kor...

Dhageyso Gudoomiyaha Gobalka Galgaduud ee Galmudug “”Dagalo Beledyada Socda Dhimashada Waxay Kor u Dhaftay 9 dhawucuna qiyaas malahan””

0
SHARE

Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Maxamed Cali Cilmi ayaa Faah-faahin ka bixiyay Dagaal dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo ka dhacay Degaanka Baanyaale ee Gobolka Hiiraan,balse xigga Xadka Gobolka Hiiraan uu la wadaago Gobolka Galgaduud.

Dagaalka ayaa la sheegay in ay ku dhinteen ugu yaraan 10 Qof,halka uu dhaawacu marayo wax ka badan 20 kale.

Maxamed Cali Cilmi Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Dhimashada 7 uu ku hayo islamarkaana ay ka badan karto.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.