Dhageyso isbitaalka Cabudwaaq oo Dad Badan maanta la dhigay Maxay Tahay Sababtu?

Dhageyso isbitaalka Cabudwaaq oo Dad Badan maanta la dhigay Maxay Tahay Sababtu?

0
SHARE

Wasiirka Wasaaradda caafimaadka maamulka Galmudug Naciimo Catoosh ayaa booqasho ku tagtay qaar ka mid ah xarumaha caafimaadka ee ku yaalla magaalada Caabud-waaq, halkaasi oo ay ku jiraan dadka uu soo ritay cudurka shuban biyoodka.

Mid ka mid ah dhaqaatiirta caafimaadka ee degmada Caabud-waaq ayaa sheegay in bukaano badan ay hada jiifaan isbitaalka, kuwaasi oo la ildaran cudurka shuban biyoodka.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY