Dhageyso Maamulka Galmudug oo Sheegay in ay qaadeen isbaaroyin dadka lagu dhibateen...

Dhageyso Maamulka Galmudug oo Sheegay in ay qaadeen isbaaroyin dadka lagu dhibateen jiray , iyo beelo arimaha ka danbeya oo loo digay

0
SHARE

Howlgalka oo maalma qaatay ayaa lagu qaaday ilaa 9 isbaaro oo taalay inta u dhaxaysa galinsoor iyo mareerguur waxaana howgalka ka qayb galay qaybaha kala duwan ee ciidanka galmudug oo iskugu jira booliska daraawiishta iyo ciidanka Nisa waxaana intii uu socday howlgalku ka dhashay qasaare soo gaaray ciidanka iyo kooxaha isbaaraystayaasha

Gudoomiyaha dagmada cadaado ee dawlad gobaleedka galmudug cabdillaahi maxamed tootoole ayaa sheegay in lagu guulaystay howlgalka goobihii isbaarooyinka laga qaadayna ay joogaan ciidanka galmudug

isbaarooyinka aya ah dhib wali ku sii harsan deganada galmudug waxana arintan ay ku soo beegmaysaa xili galmudug dhawaan ay yeelatay madaxweyne cusub iyadoona dadka ay ka war sugayan sida madaxweynaha uu i ula macaamili doono beelo dhawr ah oo ka danbeya in isbaarooyinka mar walba ay dib ugu soo laabtaan degano hoos taga maamulka Galmudug

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY