Dhageyso Madaxweynaha Galmudug Ahmed Ducaale Geele Xaaf oo gaaray Galinsoor kuna Soo...

Dhageyso Madaxweynaha Galmudug Ahmed Ducaale Geele Xaaf oo gaaray Galinsoor kuna Soo Wajahan Gaalkacyo , Waa Sidee Gaalkacyo?

0
SHARE

HM Xafiiska gaalkacyo Madaxweynaha Dowlad gobaleedka galmudug Ahmed Ducaale Geele Xaaf ayaa Maanta  Ku Soo Wajahan in uu soo Gaaro Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mduug

Madaxweynaha aya Safarka Dhulka ah ku soo Maraya Degano Dhawr ah oo iku xira Gaalkacyo iyo Cadaado Waxana Deganada Madaxweynaha soo Maray Ka Mid ahaa Deganka Galinsoor halkaasi oo si Wayn ay ugu Soo Dhaweyeen odaaysha iyo Masuulyiinta Degankaasi

Magalada Gaalkacyo aya laga Sugaya in Madaxweynaha uu soo Gaaro  Halkaasi oo uu Xaaf kula Kulmi Doono Sarakiisha laamaha amaanka , Maamulka Degmada iyo Sidoo kale Qaybaha Kala duwan ee Bulshada Waxana la Qorsheyay in Munaasabad gaalkacyo loogu Qabtay Munaasabadaasi oo ay ku kala War Qadan Doonaan Madaxweynaha iyo Bulshada Gaalkacyo si Madaxweynaha uu uga Warbixiyo Qorshaha dowladiisa u dagsan in arimaha uu u Yimid Gaalkacyo

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY