Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo al shabab ugu Yeeray Wada Hadal Kadib Qaraxyo...

Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo al shabab ugu Yeeray Wada Hadal Kadib Qaraxyo iyo Weeraro is dabo joog ah oo Muqdisho ku soo Batay

0
SHARE

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa baaq u diray Al-Shabaab.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu baaqay Al-Shabaab in ay qaataan dib u heshiisiinta islamarkaasina ay ka tanaasulaan fikirkooda dagaal ah.

Waxa uu Madaxweyne Farmaajo Balan Qaaday in dowlada Soomaaliya ay soo dhoweeyn doonto dhalinyarada Al-Shabaab ku jirta.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY