Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo kulan Xasaasi ah madaxtooyada kula Qaatay Taliyaasha Ciidamada...

Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo kulan Xasaasi ah madaxtooyada kula Qaatay Taliyaasha Ciidamada Mxa ka soo Baxya Kulamada?

0
SHARE

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Gelinkii Dambe ee Khamiistii Shalay  shir guddoomiyay shir deg deg ah oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka.

Kulankan  oo ay ka soo qeyb galeen Taliyeyaasha ciidamada, wasiirada amniga ayaa looga hadlay qaraxii iyo weerarkii Al-Shabaab ku qaaday Maqaayado caan ahaa oo ku yaala degmada Hodan. Kulanka oo ahaa mid qaas ah oo  albaabada u laaban ayaa la sheegay in la isla soo qaaday in la xoojiyo amniga Caasimada, howl galada amniga ee socda, isla markaana la qaado tallaabooyin looga hortagayo weerarada Al-Shabaab ka geystaan goobaha shacabka.iyo xaruumaha Dawlada.

HOOS KA DAAWO KULANKII KA DGACAY MADAXTOOYADA

LEAVE A REPLY