Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay odayaal ka Socday Beesha Beesha Sacad/Habar...

Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay odayaal ka Socday Beesha Beesha Sacad/Habar Gidir isago u Balan Qaaday Labo Xil Midkood in loo dhiibi Doono Siyaasi lagu Magacaabo..

0
SHARE

Magaaladda Muqdisho waxaa wali ka soconaya howlgallo xoogan oo ay wadaan ciidamo loogu magac daray xasilinta magaaladda Muqdisho, kuwaas oo laga kala keenay gobollada dalka.

Howlgalkan ayaa keenay iney isku dhacaan ciidamo katirsanaa militeriga Soomaaliya iyo ciidamada gaarka ah ee dowladdu ugu talagashay iney hubka ka dhigaan .Dhanka kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa todobaadkan kulan la qaatay odayaasha Beesha Sacad/Habar Gidir isagoo u balan qaaday inuu ka qancin doono tabashooyin dhowr ah oo ay soo jeediyeen, waxaana la filayaa in la siiyo xil muhiim ah.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY