Dhageyso Madaxweyne Gaas oo si Kulul Uga Hadlay Dhibaato ka Dhax Tagan...

Dhageyso Madaxweyne Gaas oo si Kulul Uga Hadlay Dhibaato ka Dhax Tagan Puntland,Waa Maxayse Dhibkaasi?

0
SHARE

Madaxweynaha Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, oo maanta khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay jaamacada PSU ee Garowe, ayaa ka hadlay arimo ay ka mid tahay amaanka guud ee Puntland, kaabayaasha dhaqaalaha , dhibaatadaa Tahriibka iyo dhibaatada Qurbaha.

Gaas ayaa sheegay ballan qaaday in xukuumadiisu ay ku howl-lan tahay kor u qaadista kaaba yaasha dhaqaalaha, si dhalinta Somaliyed ay u heli layeen fursado shaqo.

Hoos ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY