Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo ka Hadlay Safarkisa Galkacyo u ku yimid iyo...

Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo ka Hadlay Safarkisa Galkacyo u ku yimid iyo arimaha Nabada Gaalkacyo

0
SHARE

Madaxwewynaha Maamulka Galmudug Ahmed Ducaale Geele Xaaf aya Galinkii Danbe Maanta Soo gaaray Magalada Gaalkacyo Halkaasi oo  duleedka Magaalada ay uga Hortageen Masuulyiin ka Tirsan Maamullka Gobalka Mduug , iyo Sidoo kale Dadweyne Aad u Farabadan

Wafdiga Madaxweynaha oo ay Galbinayan Gadiidka Dagaalka aya loo soo Kaxeeyay Xarunta madaxtooyada Magalada Gaalkacyo Halkaasi oo uu madaxweynaha kula Hadlay Shacab isaga kala Yimid Xaafadaha Magaalada Gaalkacyo

Madaxweyne Xaaf aya shegay in Gaalkacyo uu u yimid  Sidii NABADA g Gaalkacyo loga qayb qadan lahaa isagoona shacabka ka dalbaday in arintaasi laga gacansiiy

“” Wallayaal Waad Mhad San tihiin Waa Bil Ramadan iidin oo sooman ayad Soo Dhawaynta u soo baxdeen Waxan ahay oday Nabadeed Nabad ayan idin kugu imid in nabada laga qayb qaato waa muhiim hadii aan doono ilaa goldogob ila meesha aa doono ayan gaari karaa sida haloo ogaado” Sidaasi Waxa yiti Madaxweynaha Galmudug

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY