Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo Wali ku Sugan Gaalkacyo iyo Arimo Xasaasi ah...

Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo Wali ku Sugan Gaalkacyo iyo Arimo Xasaasi ah oo uu ka Hadlay

0
SHARE

Axmed Ducaale geele xaaf madaxwaynaha dawlad gobaleedka galmudug oo booqasho ku jooga magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa wada dadalo ku aadan sidii looga shaqayn lahaa hormarka iyo nabada deegaanada galmudug.

Madaxwayne xaaf oo shalayu kormeeray xabsi wayn oo laga dhisayp duleedka gaalkacyo ayaa sheegay in mudo 6 bilood gudahood ah lagu dhisi doono xarumaha muhiimkaa ee ku yaala magaalada gaalkacyo.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY